SOOMAALIYA & EAST AFRICA
Anigu waxaan ahay qof aad u xiiseeya cilmiga siyaasadda iyo arrimaha caalamka. Wakhti dheer ayaan ku qaatay akhriska iyo falanqeynta arrimaha dibadda, siyaasadda gudaha, iyo xiriirka caalamiga ah. Si kastaba ha ahaatee, mar kasta oo aan raadraac sameeyo, waxaan dareemay in ay jirto baahi loo qabo meel ay isku weydaarsadaan aragtiyahooda dad jecel fahamka qoto […]
SOOMAALIYA & EAST AFRICA Read More »